Itoobiya oo si rasmi ah ula wareegtay Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD

Dr. Workneh Gabeyehu Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Xogheyaha fulinta IGAD ka dib markii uu dhawaan u magacaabey Ra’isul Wasaaraha Itoobiya. Somalia oo loolan adag ugu jirtay helida xilkaas ayaa waxay u sharaxday Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda C/salaan Hadliye Cumar, balse wey ku hungowday, iyadoo dowladaha … Continue reading Itoobiya oo si rasmi ah ula wareegtay Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD